Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo masuul waxyeelo kasoo gaartay

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in qarax lagu dhaawacay masuul katirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland . Sida aan wararka ku helnay gaari uu watay sargaal lagu magacaabo Cabdi Gube oo katiran Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa qaraxa loogu xiray, waxaana gaariga qarxay xili uu magaalada dhax marayay. … Continue reading Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo masuul waxyeelo kasoo gaartay